Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Baladweyne iyo kulamo xasaasi ah oo socda

Xaalada magaalada Baladweyne ayaa saakay degan kadib banaan baxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday Madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo shalay galinkii dambe magaaladaasi ka dhacay. Ganacsiga iyo isku socodka ayaa si caadi ah saakay kusoo laabtay, waxaana xaafadaha qaar ee magaalada Baladweyne wali laga dareemayaa xiisad ka dhalatay xil ka qaadistii Gudoomiyihii gobolka Hiiraan. Madaxweynaha … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Baladweyne iyo kulamo xasaasi ah oo socda